Tahniyad (Ciid Mubaarak)

 

Maamulka Bogga ISlaamiga ah ee Daarulcilmi iyo shaqaalahiisaba waxay hambalyo munaasabada ciida ah u dirayaan dhamaan umadda islaamka khaas ahaan umadda soomaaliyeed waxaana u rajaynaynaa in ay ku ciidaan farxad iyo raynrayn waxaana alle sw ugu baryaynaa in uu amni iyo amaan buuxa siiyo .

Taqaballaahu minaa waminkum saalixal acmaal.

 

Maamulka Bogga Daarulcilmi

Mohamed Yare & Abdiwahab

www.daarulcilmi.com

www.daarulcilmi.net

  

MOST VIEWED VIDEOS

X