article

Subscribe to RSS - article

8.SIDEED DARSI OO XISAAB AH OO UU NOODIYARIYAY USTAAD ABDALLA SHAFEY,..

Ikhwaanii asalaamu calaykum waraxmatulaahi wabarakaatuh,..

Waxaan halkaan idinkusoo gudbinayaa daruus kusaabsan xisaabta noocyadeeda kala duwan, waxaana noo diyaariyay ustaad Abdala Shafey xafidahulaah waracaahu,..

Kadib Markuu arkay in caruurteenu aad ugu liitaan xisaabta waridkuna uusan kacaawinkarin...sidaas darteed waxaan leeyahay walaalaha somaliyeed inay kafaiidaystaan daruustaan,, ugana faaiideeyaan caruurtooda,.. Ustaadkana Allaha barakeyo juhdigiisa ,. Aamiin yaa Allaah,....

 

Waa sideed darsi oo xisaab ah ee kafaaiidaysi wacan.....

 

Ogaysiis.

                           Ogaysiis.

 

 

Maamulka Markazka Attowxiid ee Copenhagen DK wuxuu

Ogaysiinayaa dadwaynaha Somaaliyeed ee ku dhaqan Copenhagen iyo

Nawaaxigeeda in Markazka lagu qaban doono Dowradii qaboobaha 23-28/12-2014.

Cinwaanka Dowrada خيركم من تعلم القرأن وعلمه

 

Mar Kale iyo Buugga loogu Magac Daray Xadka Riddada ..(4) W/Q Sh Maxamed Idirs

Mar Kale iyo Buugga loogu Magac Daray Xadka Riddada ..(4) W/Q Sh Maxamed Idirs
October 25, 2014 - Written by Editor
Mar Kale iyo Buugga loogu Magac Daray Xadka Riddada .Mas’alada 5aad: Gafka iyo Jaa’ifaynta Asxaabtii Radiyallaahu Canhum.Ilaahay Qofkuu Halaag La doono Cidi Ma Badbaadin Karto, Qofkuu Ilaahay Badbaadinayana Meelaha Lagu Halaagsamo ayuu sababeheeda Ilaahay Ka dawuwaa..

تعليقات على صاحب الخلاصة

تعليقات على صاحب الخلاصة
 
الحمد لله رب العالمين، والصلاة والسلام على رسوله الأمين، وعلى آله وصحبه أجمعين، وبعد،،،
فقداطلعت كتاب "خلاصة كتاب المحاكم الاسلامية حقيقة ومنهجا"لأخونا الفاضل عبدالرزاق عبدالله الصومالي وقد طبع في هذه الرسالة طبعتها الأولي سنة 1430ه/2009م
وقد اعتني المؤلف في خلاصته في الاسباب الحاملة على هذا الكتاب والوافع التي دفعنه بذالك  
وفي تلك المقدمة  بين هذا الاسباب فقال

Raadraaca fufka fikradaha sheelan ee Buuga “Xadka Riddada maxaa ka run ah

Raadraaca fufka fikradaha sheelan ee Buuga “Xadka Riddada maxaa ka run ah
October 19, 2014 - Written by Editor

Mar kale iyo Buuga loogu magac daray Xadka Riddada Qaybta 3aad

Mar kale iyo Buuga loogu magac daray Xadka Riddada Qaybta 3aad
October 19, 2014 - 

Markale iyo Buuga loogu Magac daray Xadka Riddada..qaybtii 2,aad...

Mar Kale iyo Buuga Loogu Magac Daray Xadka Riddada (2) 

Arrimaha Buuggani ugu gafey Ummadda iyo Diinteeda mid mid ayaan usoo qaadayaa, Qoraalkii horena waxaan kaga Hadlay Masa’alada 1aad, oo ahayd Ummadda oo la Caayo, bal hadda aan xoogaa buugga hoos ugu daadegno si kooban oo maqaamka qoraalkani qaadi karo:

Mas’alada: 2aad: Cayda Nebiga Calayhi Salaatu Wasalaam iyo Shareecada Islaamka
———————————————————————————————
Wadaadku wuxuu buugiisa ku qoray Sidatan: 

Markale iyo Buuga loogu Magac daray Xadka Riddada..qaybtii 1,aad...

Mar Kale iyo Buuga loogu magac daray Xadka Riddada! - (1)

Ayaamihii barakaysnaa ee xajka lagu maqnaa waxaan filayaa in dadka qaar sii wad wadey sheekadii buuggii Saaxiibkeen Cabdi Siciid Ismaaciil "Xadka Riddada Maxaa Ka Run ah".. Intaan Joogney Dhulka Barakaysan ee Makka Al Mukarramaha, Allaha Ilaaliyee, waxaan arkay Farriin uu soo geliyey Qoraaga Buuggu oo uu jawaab uga dhigayey Naseexadii Sh. Maxamed Cabdi Umal Allaha Dhawree.

Masaa,ilul Jaahiliya

128 مسألة من مسائل الجاهلية

للإمام محمد بن عبد الوهاب رحمه الله تعالى

وترجمة معانيه إلى اللغة الصومالية

 

بقلم

محمد أدم إبراهيم  }شاكر{

Shaakir123@hotmail.com

قال الشيخ محمد بن عبد الوهاب رحمه الله تعالى:

Wuxuu yiri Sheekh Muxammed Ibnu C/wahaab Allaah koreeyee ha u naxariistee:

Qawaacidul Arbaca

                           القواعد الأربعة
                للإمام محمد بن عبد الوهاب رحمه الله تعالى       

                   وترجمة معانيه إلى اللغة الصومالية

                                            بقلم

                       محمد أدم إبراهيم الصومالى

               Shaakir123@hotmail.com

 

بسم الله الرحمن الرحيم

Pages

X