Xijaabka Yaa U Xiray????!!!!!!

Xijaabka Yaa U Xiray ?!!!..(1)   Qore Sheekh Maxammad Idiris

((Qisadan muddo ayaan gacanta ku hayey oo aanan soo deyn, anoo markii ay isoo gaarteyba u arkayey iney tahay Qisa cajiiba, oo shilis, laakiin u baahan waqti inaan siiyo, warqadda dheer ee gabadha walaasheen ah ii soo qortayna...

Article 12/13/2014 - 16:48 | 99 reads | 0 comments

Salmaan & Siciid: Qur’aan Baan Wadanaa!! (6) Qore Sh,Maxamed Idiris

Salmaan & Siciid: Qur’aan Baan Wadanaa!! (6)

Qore Sheekh Maxamed Idiris

Asxaabey ayaamihii mashruuca aan fureyney ayaa naga soo dhex galay, dhamaystirka sheekadii Salmaan iyo Siciid, waxaan jeclaan lahaa inaan qaybtan 6aad kusoo gaba gabeeyo, si aaney idiinku dheeraan sheekadu...

Article 11/03/2014 - 15:47 | 400 reads | 0 comments

Salmaan & Siciid: Qur’aan Baan Wadanaa!! (5) Sh,Maxamed Idiris

Salmaan & Siciid: Qur’aan Baan Wadanaa!! (5)

Asxaabey Sheekadii Salmaan iyo Siciid oo weli socota, qabahan dambe wexey u badantahay Saaxiibkeen Salmaan, oo xoogaa aan lasii wadi doono sheekadiisa sidii aan uga dhegeystey..Waxaan Mareyney Salmaan iyo Siciid oo Machadkii ay dhiganayeen...

Article 10/31/2014 - 22:29 | 340 reads | 0 comments

Salmaan & Siciid: Qur’aan Baan Wadanaa!! (4) Sh,Maxamed Idiris

Salmaan & Siciid: Qur’aan Baan Wadanaa!! (4)

Asxaabey Qisadii Salmaan & Siciid weli waa socotaa, wexeynuna ku istaagney Salmaan iyo Siciid iney magaaladii degeen, machadkii heleen, lacag heleen, guri kiraysteen, abaalgudya qaateen, balse macruuf magaaladii kaba noqdeen, intaasba...

Article 10/31/2014 - 22:25 | 275 reads | 0 comments

Salmaan & Siciid: Qur’aan Baan Wadanaa!! (3) Sh,Maxamed Idiris

Salmaan & Siciid: Qur’aan Baan Wadanaa!! (3)

Qore  Sh,Maxamed Idiris,,

Asxaabey Qisadii (Salmaan & Siciid) iyo Cizigii Qur’aanka ayeynu halkii kasii wadeynaa..

Waxaad Ogaataan oo Xusuusnaataan, Ilaahay ayaa Adduunkan hore iyo tan dambaba Iska Leh.. Amarkiisa iyo...

Article 10/31/2014 - 22:22 | 276 reads | 0 comments
X