Ogaysiis.

                           Ogaysiis.

 

 

Maamulka Markazka Attowxiid ee Copenhagen DK wuxuu

Ogaysiinayaa dadwaynaha Somaaliyeed ee ku dhaqan Copenhagen iyo

Nawaaxigeeda in Markazka lagu qaban doono Dowradii qaboobaha 23-28/12-2014.

Cinwaanka Dowrada خيركم من تعلم القرأن وعلمه

 

Dowradan oo isugu jirta qayb loogu talo galay in dhalinyarada Wiilal & Gabadhaba lagu siiyo duruus joogto ah, iyo qayb caam ah oo ku wajahan dadweynaha ayaa waxaa ka qayb qaadan doona culimo ka kala imanaysa Finland, Germany & gudaha magaalooyinka Denmark.

Wuxuu Markazku u diyaariyey dadweynaha ka soo qayb gelaya Dowrada cunto iyo cabitaan tayaysan aadna u jaban, ama barnaamij balaaran oo ”CUN OO CAAWI AH, kaas oo dhaqaalaha ka soo baxa lagu taageerayo Masjidka.

 

Waxaa kale oo jirta in dhamaan Muxaadarooyinka iyo Duruustuba lagu qaban doono qaybta Masjidka & qaybta kale ee fasalada ah.

Wixii Faahfaahin ah kala soo xiriir.

Maamulka Markazka

Tlf: +45 5382 4545.

+ 45 5166 3110.

+45 6146 4671.

 

    CINWAANKA  MU'TAMARKA    خيركم من تعلم القران وعلمه        
Tiro    Magacyada Culimada    Muxaadarooyinka    Taariikh    Saacad
                
1    Sh.Abdurahman Yusuf Osman    خيركم من تعلم القرآن وعلمه     25-dec    13:30-14:30
2    Sh Hussein Qasim    إن هذا القرآن يهدي للتي هي أقوم    25-dec    16:00-17:15
        في بيوت اذن الله ان ترفع ويذكر فيها اسمه    25-dec    
                
4    Sh Abdurzaq Sugule    مسؤولية الآباء في تربية أولادهم     26-dec    15:30-16:30
5    Sh.Abdurahman Yusuf Osman    كيف نتعلم القرأن    26-dec    17.40-19.00
                
                
6    Sh Abdurahman Abyad    كيفية التعامل مع الأمراض الخطيرة     28-dec    13.30-14.45
7    Sh Abdullahi Hambali    ألا بذكر الله تطمئن القلوب     28-dec    15.40-17.00
8    Sh Abdirahman Abyad    واحل الله البيع وحرم الربا    28-dec    18.00-19.30
                
        Dumarka         
9    Sh Abdirazaq Sugulle    من سورة النور     27-dec    14.00-15.40
10    Sh Abdullahi Hambali    المرأة المسلمة والقرآن    27-dec    16.00-17.30
11    Sh. Abdirizaq Sugulle    مسؤولية الامهات في تربية أولادهم     27-dec    18.00-19.00

               
        Gabdhaha Dhalinyada        
                
12    Sh.Abdullahi Hambali    إن هذا القرآن يهدي للتي هي أقوم     27-dec    13.00-14.30
               

  
X