8.SIDEED DARSI OO XISAAB AH OO UU NOODIYARIYAY USTAAD ABDALLA SHAFEY,..

Ikhwaanii asalaamu calaykum waraxmatulaahi wabarakaatuh,..

Waxaan halkaan idinkusoo gudbinayaa daruus kusaabsan xisaabta noocyadeeda kala duwan, waxaana noo diyaariyay ustaad Abdala Shafey xafidahulaah waracaahu,..

Kadib Markuu arkay in caruurteenu aad ugu liitaan xisaabta waridkuna uusan kacaawinkarin...sidaas darteed waxaan leeyahay walaalaha somaliyeed inay kafaiidaystaan daruustaan,, ugana faaiideeyaan caruurtooda,.. Ustaadkana Allaha barakeyo juhdigiisa ,. Aamiin yaa Allaah,....

 

Waa sideed darsi oo xisaab ah ee kafaaiidaysi wacan.....

 

1-Xisaabta afkaaga uga haqab-beel
Noocyada Saddex-xagalka
Ustaad Abdalla shafey

Halkaan kadaawo    

http://youtu.be/s2Ko3bDdKkE

 

2-Wareega goobada (Circumference of a circle)

Ustaad Abdalla shafey

Halkaan kadaawo,..

http://youtu.be/Gi58886YAHU

 

3-Aragtida baytogaraas(pythagoras theorem) Cadaynteeda iyo isticmlkeeda 

Ka faa'iidaysta .
Waa cashar heerkiisu sareeyo oo aan ugu talagalay dhamaan ardayda soomaliyeed iyo waalidkood inay ka faa'iidaystaan

Halkaan kadaawo,... 

http://youtu.be/wgMrRBI9gBA

 

4-Baro oo Bar

Barashada Xisabta 
Si fudud u faham Bedka goobada 
Ustaad Abdalla Shafey

Halkaan kadaawo,..

http://youtu.be/6y9HhlVg-uc

 

5-Xisaabta Baro oo ilmahaaga ka caawi

Wareega (perimeter)
Ustaad Abdalla shafey

Halkaan kadaawo darsigaana jzkh,.

http://youtu.be/AwqX34UVSuM

 

6-ilmahaag ka caawi

Bedka saddex-xagalka
The area of triangle

Halkaan kadaawo darsigaana,..

http://youtu.be/q3eUdfi4EFg

 

7-baydka iyo barbaroolaha 

Halkaan kadaawo,..

http://youtu.be/C-CRN4aCRGc

 

8-Ku faham xisaabta afsoomaali 

Bedka laydiga 
Ustaad Cabdalla shafey

Halkaan kadaawo,..

http://youtu.be/F0fubwj7FAU

 

Akhyaareey ustaad Abdala Shafey aad buu noogu dadalay wakhtigiisa qaaligaana wuu galinaynaa daruustaan uu ugu talagalay in caruurteena iyo waridkuba ugafaiidaystaan  daruustaan jzkh,...

Allaha barakeeyo ustaadka wakhtigiisa,ehelkiisa,maalkiisa,iyo cilmigiisaba,..aamiin yaa Allaah,.....

 

www.daarulcilmi.com...

  
X